Isbitaalka Dalmar oo xusay Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyeyaasha (Sawirro)

Munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee kalkaaliyeyaasha dunida (World nursing Day) oo beegneyd shalay oo taariikhu aheyd 12-ka May ayaa lagu qabtay xarunta Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar ee Magaalada Muqdisho. Waxaa Munaasabadan soo agaasimay Maamulka Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Dhaqaatiir, kalkaaliyeyaal Caafimaad, ardayda Jaamacadaha qaarkood iyo … Continue reading Isbitaalka Dalmar oo xusay Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyeyaasha (Sawirro)